Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo arrimo xasaasi ah ka shiray

Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle Axmed Maxamed Islaam iyo Cali Guudlaawe Xuseen oo kuwada sugan magaalada Muqdiusho ayaa yeeshay shir ay uga arrinsanayeen arrimo xasaasi ah. Sida aan wararka ku helnay kulanka labada madaxweyne ee Jubbalabd iyo Hirshabelle oo kusoo aaday xilli xasaasi ah ayey diirada ku saareen doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta ka dhaceysa … Continue reading Madaxda maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle oo arrimo xasaasi ah ka shiray